Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa xalay guryahooda ku booqday Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh. Booqashada kadib ayaa Madaxweynaha Galmudug kulamo gaar gaar ah la qaatay labada Madaxweyne uu u tagay, waxa uuna kala hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka gaar ahaan … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya (Daawo Sawirro)